Dowlad soo saartay Warqad lagu soo xirayo Madaxweynaha dalka Mareykanka 

Dowlad Iiraan ayaa soo saartay warqad waaran ah oo booliiska caalamiga ee Interpol uga dalbaneyso in lasoo xiro Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald iyo xubno kale oo u dhashay Mareykanka. Dacwad oogaha guud ee Tehran Cali Alqasimehr ayaa maanta sheegay in Madaxweyne Trump iyo 30 qof oo kale ee ku lug lahaa dilkii Qaasim Sulaymaani ay … Continue reading Dowlad soo saartay Warqad lagu soo xirayo Madaxweynaha dalka Mareykanka